Aqoonyahan Cabdikariin Ahmed Mooge Oo Shaaciyay Xisbiga Uu Ka Sharaxan Yahay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Cabdikariin Ahmed Mooge Oo Shaaciyay Xisbiga Uu Ka Sharaxan Yahay!
January 21, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Aqoonyahan  siyaasi cabdikariim axmed mooge oo kamid ah haldoor usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa si rasmi ah ushaaciyay xisbiga wadani uu ka sharaxan yahay

Sidoo kale aqoonyahan musharax cabdikariim ayaa ka hadlay sobobta uu ku doortay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS