HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa taageertay go,aanka dalka maraykanka kazoo baxay oo lagu sheegay in uu ciidamadiisa somaliya ku sugan kagala baxaya sanadka soo socda taasi oo ay Somaliland soo dhawaysay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;