Xubno Wasiiro Ah Iyo Madax-dhaqameedka Gobolka Maroodi Jeex Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Isdiwaan Galiyaan, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xubno Wasiiro Ah Iyo Madax-dhaqameedka Gobolka Maroodi Jeex Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Isdiwaan Galiyaan,
December 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xubno kamid ah golaha wasiirada xukuumada Somaliland, madaxdhaqameedka iyo waxgaradka gobolka Maroodi jeex ayaa si wada jirta shacabka ku dhaqan gobolka maroodi jeex ugu baaqay in ay isdiwaan galiyaan oo ay qaataan kaadhka codbixinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS