Xildhibaano Ka tirsan Golaha Guurtida Oo Dhaliilo Usoo Jeediyay Wasaarada Deegaanka.. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Ka tirsan Golaha Guurtida Oo Dhaliilo Usoo Jeediyay Wasaarada Deegaanka..
December 19, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaano katirsan golaha guurtida Somaliland ayaa dhaliilay wasaarada deegaanka oo ay sheegeen in miisaaniyada ay gu jirto dakhli ay kazoo xaray-nayaan ka wasaarad ahaan cashuurta dhuxusha taasi oo ay sheegeen in ay sii xaalufinayso deegaanka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS