Xasan Cabdi Maxamuud “Sanyare”Oo Kamid Ah Murashixiinta Golaha Wakiilada Ee Gobolka Maroodi Jeex. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xasan Cabdi Maxamuud “Sanyare”Oo Kamid Ah Murashixiinta Golaha Wakiilada Ee Gobolka Maroodi Jeex.
December 10, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Murashax  Aqoonyahan Xasan Cabdi Maxamuud “Sanyare” ayaa kamid ah xubnaha Utartamaya Golaha Wakiilada Ee gobolka maroodi jeex Ee doorashada soo Socota Isagoo Kamid ah Xubnaha ka sharaxan xisbiga cadaalada iy Daryeelka Somaliland ee Ucid, Lana filayo in uu dhawaan munaasibad uu ku shaacinayo uu ku qabtay magaalada hargaysa.

Sidoo kale aqoonyahan xasan sanyare ayaa  kamid ah  Shakhsiyaadka waayo araga ah ee doorkan shaaciyay hantiisa Siyaasadeed ayaa  kazoo jeeda beelaha dega waqooyiga Magaalada hargaysa ,deegaanada hoos yimaada Iyo gobolka Gabiley

 

 

COMMENTS
LINKS