“Wax Gudi Fulin La Yidhaa Oo Sidii Waagii Leegada Iyo ONfta, Gobolo Lasiinayaa Ma Jirto”Madaxwayne Mustafe Cagjar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wax Gudi Fulin La Yidhaa Oo Sidii Waagii Leegada Iyo ONfta, Gobolo Lasiinayaa Ma Jirto”Madaxwayne Mustafe Cagjar.
December 19, 2020 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Mustafe muxumed Cagjar ayaa sheegay in aanay deegaanka Somalida ka jirin wax gudiyo la yidhaa oo lasiinayo gobolo sidii Maamuladii hore

Sidoo kale madaxwayne cagjar ayaa sheegay in somalida looga Baahan yahay in ay bulshada kale ee dalka itoobiya ay wax la Qabsadaan,

Dhanka kale Madaxwayne mustafe cagjar ayaa ka hadlay dadkii ay maamulkii hore dhibaatada gaadhsiiyeen wax loo qabanayo isagoo fariin udiray madaxda ONF.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS