Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Soo Kormeeray Goobaha Ay Diwaangalintu Ka Socoto Ee Gobolka Togdheer.
December 28, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha gudaha iyo wasiiro kale ayaa soo kormeeray goobaha ay diwaangalintu ka socoto ee gobolka togdheer halkaasi oo ay bulshada ku dhiiri galinayeen in ay qaataan kaadhka.