LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta oo ku sugan gobolka sool ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan qabsoomida shirwaynaha solja oo lagu dooranayo hogaanka ururka
Sidoo kale wasiir koore ayaa sheegay in ay deg deg udhex galayaan dhinacyada uu khilaafku uu ka dhexeeyo iyo faro galinta xukuumada lafteeda
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;