Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Maamulka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Ay ka Socoto Diwaangalinta Oo Galay Maalintii Sedexaad. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Maamulka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Ay ka Socoto Diwaangalinta Oo Galay Maalintii Sedexaad.
December 2, 2020 - Written by Editor:

AGABAR(W,N)-Gobolka gabiley waxaa maalintii sedexaad ka socota diwaangalinta codbixiyaasha taasi oo ay kormeer ujeedadiisu tahay xogogaal unoqoshada sida ay hawluhu usocdaan iyo wacyigalinta shacabka ku hawlan maamulka gobolka gabiley, ka degmada iyo wasiirka wasaarada sigaadhsiinta oo kamid ah xubnaha xukuumada dhexe ka socda.

Msuuliyiinta ayaa manta soo kormeeray sida ay diwaan galintu uga socoto deegaanada hoos yimaada degmada agabar ee gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS