Wasaarada Gaadiidka Oo Shilalka Baabuurta ku Eedaysay Gadiidka Ukala Baxa Gobolada, Xili Ay ku Fashilantay Fulinta Qorshe Ay Hore Ushaacisay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Gaadiidka Oo Shilalka Baabuurta ku Eedaysay Gadiidka Ukala Baxa Gobolada, Xili Ay ku Fashilantay Fulinta Qorshe Ay Hore Ushaacisay.
December 6, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkuixgeenka wasaarada gaadiidka iyo jidadka Somaliland ee dhawaan madaxwayne biixi umagaaabay wasaaradan ayaa sheegay in shilalka soo badanaya ay ka masuuliyiin wadayaasha gaadiidka u kala goosha gobolada dalka

Dhanka kale wasiirka wasaarada gaadiid iyo jidadka cabdilaahi abokor ayaa hore usheegay in gaadiidka u kala baxa gobolada lala socon doono xawaaraha ay ku socdaan wasaarada kaantarooli doonta balse hadalkaa wasiirku hore usheegay ayaa noqday mid beenoobay islamarkaana aanay waxba ka hirgalin galin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS