“Umad kasta Madaxdeedu Waa La Meeqaam”Sheekh Barbaraawi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Umad kasta Madaxdeedu Waa La Meeqaam”Sheekh Barbaraawi.
December 25, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Barbaraawi oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay umad kasta iyo sida ay isku meeqaamka uyihiin madaxdooda isagoo sheegay in madaxdu ka timaado bulshada haday wanaagsan tahay iyo haday xun tahayba

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS