|
|||||
WAJAALE NEWS
Tababar Loo Qabtay Guddiyada Heer Gobol Ee Ka Hortagga Xanuunka COVID19 Ee Gobollada Awdal, Selel, Gabiley Iyo Maroodi-jeex.
December 16, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Tababarkan Aqooneed waxa soo diyaariyey Xafiiska Xoghaynta Guud ee Guddida heer Qaran ee COVID-19, waxana ka soo qayb galay 24 Xubnood oo ka tirsan Guddiyada ka Hortagga iyo Maaraynta Xanuunka Coronavirus ee Gobollada Galbeedka Somaliland. Daawasho wacan. Waxaana taba baradan iyo aqoon iswaydaarsiga ka hadlay Sidoo kale Xoghayaha guud ee gudida ka hortaga Xanuunka coronavirus Eng xuseen Aadan cige ayaa faah faahin ka bixiyay . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasaarada Warshadaha Somaliland Oo 25 sanadood Kadib Diyaarinaysa Istaraatiijiyada Iyo Siyaasada ... DAAWO;-Waraysi Xasaasi Oo Lalayeeshay Siyaasi Uurcade Iyo Waxa Uu Ku Sifeeyay Kulankii Madaxwayne B... Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Awaamiir Culus Kasoo Saartey Shirkadaha Laydhka Iyo Dadka Ag Degan A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|