|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Warancade Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Uu Xeradii Lagu Hayay Kasoo Baxsaday Mid Kamid Ah Libaaxyadiisu!
December 14, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Lataliyaha Arimaha siyaasada ee Madaxwaynaha Somaliland Siyaasi cali maxamed warancade Ayaa wax laga waydiiyay wararka sheegaya in uu xeradii lagu Xanaanaynayay kazoo baxsaday mid kamid ah libaaxyadiisu uu Dhaqdo kuwaasi oo baraha bulshada lagu faafiyay fariimo Shacabka caasimada looga digayo libaaxa soo baxsaday. Siyaasi warancade ayaa gabi ahaanba beeniyay warkaasi Sheegaya in uu soo baxsaday mid kamid ah libaaxyadiisu isagoo Sheegay in aanay waxba ka jirin islamarkaana ay ku sugan yihiin Xeradii loogu talo galay in lagu xanaaneeyo. Mudo hore ayay hayd markii mid kamid ah libaaxyada Warancade oo kazoo baxsaday xerada lagu xanaaneeyo uu Gudaha magaalada hargaysa ku dilay gabadh. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO; Wasiirka Horumarinta Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Beeralayda Gobolka Daad Madheedh Iyo Qa... War Deg Deg Ah: Weriyihii Telefishanka SOMSAT Ee Gobolka Gabiley Oo Si Sharci Darro Ah Goor Dhawayd ... DAAWO " Waxaanu Doonaynaa Inaanu Aqoon Wax Ku Badelno Oo Aan Far-Hunguri Dambe Umada Lagu Hogaamin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|