|
|||||
WAJAALE NEWS
Shilalka Gadiidka Kusoo Badanaya Somaliland Iyo Fashilka Amaradii Wasaarada Gaadiidka! Warbixin.
December 6, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Waxaa maalmihii udanbeeyay gobolada Somaliland ka dhacay shilal badan oo ay ku nafwaayeen shacabka kuwaasi oo ay sobobeen gaadiidka u kala goosha gobolada Somaliland gaar jidka isku xidha hargaysa ilaa burco.
Sidoo kale waxaa fashilmay amaro ay wasaarada gaadiidku hore ushaacisay oo ahaa sida ay u kaantaroolayso xawaaraha gadiidka rakaabka qaada ee u kala goosha gobolada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXIN ARIMAHAASI KA HADLAYSA; Related posts:Hay’adda Caalamiga Ah Ee Amnesty International Oo ka Hadashay Xadhiga Buur-madow iyo Maxamed Kayse Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay Go,aanka Kasoo Baxay Maxkamada Sare Iyo Lixda Goobood Ee Ka Xani... Halkan Ka Akhriso:Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye Oo Qorsheeyay Sidii ay Kursiga Baarlamaanka Uga Tuur... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|