|
|||||
WAJAALE NEWS
Raysal-wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxwaynaha Kenya Oo Ku Kulmay Magaalo Xuduudeedka Mooyaale Iyo Arimaha Ay Kawada Hadleen!
December 9, 2020 - Written by Editor:MOOYAALE(W,N)- Raysalwasaaraha dalka itoobiya Abiy Axmed oo kazoo kicitimay magaalo madaxda dalka itoobiya ayaa safar booqasha ah ku yimid xuduudka ay wadagaan dalka Kenya ee mooyaale halkaasi oo ay ku kulmeen madaxwaynaha dalka Kenya Uhura Kenyata.
Madaxda Kenya iyo itoobiya ayaa ka wada hadlay xidhiidhka labadal iyo isku socodka ganacsi ee xuduudka ay wadaagaan, HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO; Siyaasi Ramaax Oo Mashaariicda Uu Madaxwayne Biixi Ka Dhagax Dhigay Gobolada Bari, Sheegay In... Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dhex Dhexaadin Laga Dhex Wada Madaxwaynaha Jsl Iyo Xisbiyada Mucaaridka So... Wafti ka Socda Dalka Jabuuti oo Maalmihii Udanbeeyay ku Sugan Magaalada Hargaysa iyo Hadalhaynta Sh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|