Qoraa Cali Qoryoolay Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Uu Faarax Macalin Ku Duray Qadiyada Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoraa Cali Qoryoolay Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Uu Faarax Macalin Ku Duray Qadiyada Somaliland.
December 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Qoraa Cali Dool Axmed oo kamid ah haldoorka shacabka Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo kazoo yeedhay siyaasi faarax macalin ooh ore uga mid ahaa baarlamaanka Kenya kaasi oo dawlada Kenya ku dhaliilay sida ay uqaabishay waftigii madaxwaynaha Somaliland isagoo udoodaya somaliya

Sidoo kale qoraa cali ayaa faarax macali xasuusiyay sida ay kala ahaayeen Somaliland iyo somaliya lixdankii iyo sidii ay isugu biireen .

Dhanka kale qoraa cali ayaa dawlada Kenya ku bogaadiyay xidhiidhka ay la samaysteen Somaliland oo uu sheegay in ay kamid ah tahay dalal Africa ugu horumarsan dhinacyada dimuqraadiyada iyo horumarka ay bulshadu samaysatay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS