|
|||||
WAJAALE NEWS
“Qolyaha Bari Iyo Galbeed Yimid Ee Doonaya In Ay Iska Sharaxaan Maroodi jeex, Waxaan Leeyahay Kuraasidiina Lasoo Guura”Siyaasi Dhoolayare.
December 9, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Aadan Axmed Cilmi dhoolayare oo kamid ah siyaasiyiinta ree Somaliland eek u abtirsada gobolka maroodi jeex iyo ceelka hargaysa ayaa ka hadlay dadka kazoo jeeda gobolada bari iyo galbeed ee doonaya in ay iska sharaxaan gobolka maroodi jeex oo labaatan kursi ku leh golaha waiilada Sidoo kale siyaasi dhoolayare ayaa sharaxay kuraasida hargaysa iyo cida loo qoondeeyay isagoo xusay in loogu talo galay dadka degan gobolkan balse dadka kazoo jeeda gobolada bari iyo galbeed ee doonaya caasimada in ay iska sharaxaan in ay lasoo guuraan kuraasidii ay ku lahaayeen gobolada ay kazoo jeedaan, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Shir Beeleed Ay Qabsanayaan Beelaha Dega Gobolada Sool, Sanaag Iyo Cayn Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Geeridu Waa Xaq. Wariye Axmed Xasan Cawke in badan ayay dh... Muj Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Yahay Musharax u Taagan Tartanka Mad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|