Qaramada Midoobay Oo Dalbatay Baadhitaano Lagu Sameeyo Dagaaladii Ka Dhacay Gobolka Tigrey Ee Dalka Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaramada Midoobay Oo Dalbatay Baadhitaano Lagu Sameeyo Dagaaladii Ka Dhacay Gobolka Tigrey Ee Dalka Itoobiya.
December 23, 2020 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)-Haayada Qaramada Midoobay ayaa dalbatay baadhitaano madaxbanaan oo lagu sameeyo tacadiyo ka dhashay dagaaladii ka dhacay gobolka tigrey ee dalka itoobiya halkaasi oo la aaminsan yahay in ay ka dhaceen tacadiyo bani,aadnimada ka dhan oo mudadii ay dagaaladu socdeen lagula kacay dad shacab ah.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS