Prof Ibrahim Meecaad Oo Soo Dhaweeyay Bayaan Ay Soo Saareen Urur Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Ibrahim Meecaad Oo Soo Dhaweeyay Bayaan Ay Soo Saareen Urur Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargaysa.
December 29, 2020 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Canada kana mid ahaa saraakiishii Ururkii Snm ee dib ula soo noqday xornimada Somaliland ayaa ka hadlay Urur lagaga dhawaaqay magaalada hargaysa kaasi oo lagu magacaabo “Somaliland Jire” kana shaqayn doona ilaalinta qarannimada jamhuuriyada Somaliland

Sidoo kle Prof Meecaad ayaa soo dhaweeyay bayaan ay soo saareen ururkani oo uu sheegay in ay yihiin inta ay Somaliland tabayso

Dhanka kale prof meecaad ayaa fariin udiray sedexda xisbi qaran ee Somaliland oo uu sheegay in ay isku mid yihiin kuna fashilmeen hawlihii loo igmaday

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS