|
|||||
WAJAALE NEWS
Mudo Haraad Laga Soo Horjeedo Sixir Bararka Iyo Isticmaalka Lacag Somaliga Oo Ka Dhacay Magaalada Laascanood.
December 30, 2020 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan magaalo madaxda gobolka sool ee laasnacood ayaa maanta iskugu soo baxay banaan bax ay kaga cabanayaan sixir barariyo isticmaalka lacag somaliga laga soo waarido koonfurta somaliya. Shacabka reer laascanood ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay soo gaadhsiiso shillingka Somaliland laga joojiyo lacag somaliga oo qayb ka ah sixir bararka. Dhanka kale badhasaabka gobolka sool ayaa ka hadlay isku soo baxa shacabka magaalada laascanood isagoo sheegay in deg deg gobolka loo keeni doono lacagta shillingka Somaliland. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|