“Masuuliyiinta Dawladu Waa Inay Kala Gartaan Hantidooda Iyo Hantida Umada”Garyaqaan Guuleed Dafac. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Masuuliyiinta Dawladu Waa Inay Kala Gartaan Hantidooda Iyo Hantida Umada”Garyaqaan Guuleed Dafac.
December 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Guuleed dafac oo kamid ah garyaqaanada reer Somaliland ee badi ka hadla shuruucda iyo masuuliyiinta xukuumadu ugu tuntaan ayaa ugu baaqay in ay kala gartaan hantidooda iyo ta umada iyo cida bixin karta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS