|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Jabuuti.
December 23, 2020 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Madaarka Caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti.
Madaxweynaha iyo weftigiisa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey wasiirka Wasaaradda Biyaha, Beeraha, Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga ee Jabuuti Mudane Maxamed Axmed Cawaale (Maxamed Soomaali) oo ay wehelinayaan masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan dalka Jabuuti iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti. Related posts:“SOMALILAND ANIGA WEY IGA WEYN-TAHAY, ADIGANA WEY KA WEYN-TAHAY : WASIIRKA CUSUB GASHAANDHIGA . Boqolaal Qoys oo Degan Xaafada Sheedaha Ee Hargeysa oo Cabasho Ka Muujiyay Dhulkoodii oo Ay Maxkamad... Maayar Mooge Oo Wacad Ku Maray In Xoolaha Magaalada Awood Lagaga Saari Doono, Xili Ay Hore Dawlada H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|