|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La yeeshay Wafti Ka Socda Dalka Koonfur Africa Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
December 21, 2020 - Written by Editor:Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay wefti ka socda Xisbiga ANC ee haya talada dalka Koonfur Afrika oo uu hoggaaminayo Mr. Mhlekwa Nxumalo oo ah masuul sare oo ka tirsan xisbiga ANC. Waxaana madaxweynaha kulankaa ku wehelinaayey wasiirrada Arrimaha dibeda, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), arrimaha gudaha, Mudane Maxamed Kaahin Axmed, Horumarinta Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire iyo Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga kulmiye, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheere). Dhinaca weftiguna waxay ka koobnayeen
Related posts:Daawo: Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanadka Somaliland Oo Ka Hadlay Sababta Keentay Inay Dhacaan Arday ... DAAWO Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Dhawaqii Beesha Caalamka Ee Saaxdheer Si Kululna ... Shaqaalaha Madbacada Qaranka oo Mudahaarad Sameeyey Kana Cabanaya Musharhar La’aan, Fariina U diray ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|