HARGAYSA(W,N)-Maareeyaha madbacada qaranka Maxamuud Raage ayaa faah faahin ka bixiyay xeerka Madbacada Qaran oo uu dhawaan soo saaray madaxwaynaha Somaliland
Sidoo kale maareeye maxamuud ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha uqabsoomay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;