|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaamiyihii Jabhadda TPLF Oo La Shaaciyay Dalka Uu Joogo.
December 17, 2020 - Written by Editor:SUDAN(W,N)-Hogaamiyihii jabhada tigreeg ee TPLF ayaa dagaal adag oo ay la galeen ciidamada dawlada fadaraalka itoobiya kadib laga qabsaday magaalo madaxda maqale ee ismaamulka tigrayga waxaa mudo la la,aa halka uu jaan iyo cidhib dhigay. Wararka laga helayo hogaamiyaha tigreega ayaa sheegay in uu hada ku sugan yahay koonfurta dalka sudan HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|