Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Raali Galin Ka Bixiyo Hadal Uu Ka Yidhi Deegaanka Agabar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Raali Galin Ka Bixiyo Hadal Uu Ka Yidhi Deegaanka Agabar.
December 31, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng faysal Cali Waraabe oo  ka Dareen celiyay  khudbadii madaxwayne biixi ka jeediyay markii uu safarka ku marayaysheegayna in aanay ahayn hadal madaxwayne kasoo yeedhay isagoo ugu baaqay in uu shacabka ka raali galiyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/SDozJkCicBI

COMMENTS
LINKS