|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Xaalada Somaliya Iyo Khilaafka Udhexeeya Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed.
December 5, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee somaliya gashay wakhigan oo la filayo in ay doorashooyin ka dhacaan Sidoo kale eng faysal ayaa ka hadlay khilaaf culsu ee udhexeeya raysal wasaare kuxigeenka somaliya Mahdi guuleed iyo gudoomiyaha aqalka sare cabdi xaashi oo iyagu isku hya qaabkii loosoo dooran lahaa mudanyaasha matalaya beelaha isaaq oo ay labaduba ka tirsan yihiin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe Oo Loo Doortay Madaxwayne Cusub Iyado Dalkaasi Ay Ku Sii Fiyadaan Dagaa... Hogaanka Xisbiga Ucid Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadle... Haddii aanu Sh. Samaale Siilanyo kalsooni ka qabin oo aanu dabada ka taagnayn waxaa hubaala inaanu M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|