Gaalkacayo; Dab Ka Kacay Gaadhi Oo Sobobay Dhimashada Laba Qof Iyo Dhaawac Tiro Badan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gaalkacayo; Dab Ka Kacay Gaadhi Oo Sobobay Dhimashada Laba Qof Iyo Dhaawac Tiro Badan.
December 14, 2020 - Written by Editor:

GAALKACAYO(W,N)-Dab ka kacay gaadhi rakaad siday oo kazoo baxay magaalada muqdisho marayay duleedka magaalada gaalkacayo ayaa sobobay dhimashada laba qof iyo dhaawaca shan ruux oo kale

Dadka laga soo sabato bixiyay gaadhin dabku ka kacay ayaa lagu dawaynayaa cisbitaalka magaalada gaalkacayo .

Midkamid ah dadkii saarnaa gaadhigan oo iyadu ka badbaaday dabkan ayaa ka warantay sidii ay wax udhacee,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS