Dawlada Ingiriiska Oo Madaxda Somaliya kala Hadashay Arimaha Doorashooyinka Oo khilaaf culus hadheeyay.
December 30, 2020 - Written by Editor:
MUQDISHO(W,N)-Safiirka dawlada Britain ufadhiya magaalada muqdisho ayaa kulan la yeeshay gudoomiyaha gudida doorashooyinka somaliya kaasi oo ay wada hadleen arimaha doorashooyinka somaliya iyo xal uhelida khilaaf culus oo hadheeyay.