DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Raali Galin Deg Deg Ah Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Raali Galin Deg Deg Ah Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga,
December 18, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Kayse Cali Geedi oo kamid ah hogaanka  xisbig wadani iyo gudida fulinta ee xisbiga ayaa xaal iyo raali galin deg deg ah ka bixiyay hadal isla maanta kasoo yeedhay xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga wadani oo isago kasoo horjeestay safarkii madaxwaynaha somaliland ku tagay dalka kenya .

Dhanka kale gudoomiye kuxigeenka sedexaad ee wadani ayaa sheegay in xisbiga wadani taageersan yahay waxkasta oo qarannimada Somaliland udan ah halka uu xoghayaha ku dhaliilay in uu ka dabo hadlo siyaasi cabdilaahi daamur,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS