DAAWO;-Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Oo Ka Hadlay Xaalada Wax Soo Saar Ee Dalka, Digniina Udiray Haayada WFP. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Oo Ka Hadlay Xaalada Wax Soo Saar Ee Dalka, Digniina Udiray Haayada WFP.
December 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida somaliland Ayaa fadhigoodii golaha dood ka yeeshay xaalada wax soo saar Ee somaliland iyo xaalada kala xidhnaasho ee dunida kadib Markii ay saameeyeen colaado iyo xanuunka covid19

Xildhibaan suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo kamid ah mudanayaasha golaha guurtida ayaa si qoto dheer uga hadlay wax soo saarka somaliland iyo sida haayadihii ku shaqada lahaa aanay uga shaqaynin

Sidoo kale xildhibaan suldaan ismaaciil ayaa ku baaqay in loo baahan yahay in la horumariyo waxsoo saarka dalka si looga digtoonaado in ay shacabka somaliland saamayso cunto yaraan ay sobobta kala xidhnaanshaha caalamku.

Dhanka kale xildhibaan suldaan ismaaciil ayaa ganacsatada reer Somaliland ugu baaqay in ay wax soo saarka dalka galiyaan dhaqaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS