DAAWO;-Wasiiro Xukuumada Somaliland Ka Socday Oo Furay Shirka Nabadaynta Ardaayada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiiro Xukuumada Somaliland Ka Socday Oo Furay Shirka Nabadaynta Ardaayada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool.
December 6, 2020 - Written by Editor:

ADHICADEEYE(W,N)-Shirka nabadaynta beelaha wada dega gobolka sool ayaa manta ka furtay deegaanka adhicadeeye kaasi oo ay xukuumada Somaliland ku heshiisiinayso beelaha dirir ku dhexmaray deegaanada adhicadeeye.

Waxaana furitaankii shirkan hadalo ka jeediyay wasiiro xukumada somalland ka socday iyo madaxdhaqameedka gobolka sool ee ka qaybgalayay shirka nabadaynta ee deegaanka adhicadeeye manta ka furmay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS