DAAWO;-Wasiiro Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Xarunta Degmada Agabar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiiro Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Xarunta Degmada Agabar.
December 22, 2020 - Written by Editor:

AGABAR(W,N)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta wasiir kuxigeenka Arimaha gudaha Agaasimaha wasaarada Maalgashiga Badhasaabka gobolka gabiley maayarka degmaa Gabiley ayaa maanta xadhiga ka jaray xarunta dawlada hoose ee degmada agabar oo ay hirgalisay maamulka dawlada hoose Ee degmada gabiley halkaasi oo dadwaynaha degmada agabar Sidiiran usoo dhaweeyeen.

Ugu horaynaya waxaa munaasibadan Xadhig ka jarka ah ka hadlay maayarka magaalada gabiley oo ka warbixiyay doorka ay ka qaateen iyo sida ay ugu dadaalayaan in ay horumariyaan degmoooyinka gobolka

Dhanka kale waxaa munaasibadan iyaguna ka hadlay wasiiradii waftiga shacabka agabar kuwaasi oo dhamaan soo dhaweeyay xarunta la hirgaliyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS