DAAWO;-Wasiirka Waxbarshada Somaliland Oo Soo Kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Waxbarshada Somaliland Oo Soo Kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Magaalada Gabiley.
December 12, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Wasiirka wasaarafa waxbarashada iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalo madaxda gobolka gabiley halkaasi oo ay ku qaabileen maamulka degmada iyo ka gobolka gobolka gabiley.

Sidoo kale wasiirka waxbarashada oo ay weheliyaan maamulka gobolka iyo ka degmada ayaa kormeer ku tagay dugsiga farsamada gacanta ee magaalada gabiley iyo qaarkamid ah dugsiyada waxbarasho ee magaalada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS