DAAWO;-Wasiirka Maaliyada Dalka Uk Oo Ka Jawaabay Su,aalo Laga Waydiiyay Qadiyada Somaliland, Kana Hadlay Taageerada Ay Siiyaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Maaliyada Dalka Uk Oo Ka Jawaabay Su,aalo Laga Waydiiyay Qadiyada Somaliland, Kana Hadlay Taageerada Ay Siiyaan.
December 14, 2020 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Xildhibaanada Baarlamaanka Dalka Uk ee Taageera qadiyada somaliland ayaa su,aalo la xidhiidha waxyaabaha ay dalka Uk ka taageerto somaliland waydiiyay wasiirka maaliyada eek ala ah  doorashooyinka iyo mashaariicda dhinaca horumarka iyo qadiyada madaxbanaanineeda.

Wasiirka maaliyada dalka Uk ayaa ka jawaabay su,aalaha ay waydiiyeen xildhibaanada qaarkood isagoo sheegay In dalka Uk Somaliland ka taageero doorashooyinka.

Dhanka kale wasiirka maaliyada ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee ay xiligan ku sugan tahay koonfurta somaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS