DAAWO;-Warbaahinta Gobolka Awdal Oo Qaadacay Shirwaynaha Ururka Solja. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbaahinta Gobolka Awdal Oo Qaadacay Shirwaynaha Ururka Solja.
December 20, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA (W,N)Suxufiyiinta ka hawlgala gobolka awdal oo manta shir jaraa,id ku qabtay magaalada boorama ayaa qaadacay shirwaynaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja oo dhawan lagu wado in uu ka qabsoomo magaalada hargaysa kaasi oo hada ay xukuumadu faduubtay cida shirka qaban qaabinaysaa ay tahay shaqaalaha wasaarada warfaafinta jsl

HALKAN KA DAAW MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS