DAAWO;-Suxufiyiinta Ka Hawlgala Warbaahinta Somaliland Oo Walaac ka Muujiyay Qaabka Loo Wado Shirwaynaha Ururka Solja Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suxufiyiinta Ka Hawlgala Warbaahinta Somaliland Oo Walaac ka Muujiyay Qaabka Loo Wado Shirwaynaha Ururka Solja Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
December 18, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Suxufiyiinta Somaliland Ee ka hawlgala warbaahinta kala duwan ee Somaliland oo manta shirk u yeeshay magaalada hargaysa  ayaa bayaan ka soo saaray qaabka loo wado shirwaynaha ururka suxufiyiinta somalland ee solja kaasi oo lagu dooranayo hogaanka ururka Solja. Balse hada laga duway sifihii wax loogu dooran jiray iyo waxyaabaha ay jidanayaa xeerka ururku.

Sidoo kale suxufiyiinta ayaa ka digay qaabka loo wado shirwaynaha solja isagoo sheegay in hada loo wado qaab afduub islamarkaana cid gaar ah lagu xulayo doorashadooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS