|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhexeeya Kenya Iyo Somaliya, Eedo Culusna Ujeediyay Farmaajo.
December 1, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari(sheekhul axmar) oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay khilaaf culus ee soo kala dhex galay somaliya iyo Kenya isagoo madaxwayne farmaajo ku eedeeyay in uu yahay bilaa abaal islamarkaana uu ka abaal ka dhacay sidii dawlada Kenya utaakulaystay qaxootiga somalida ah eek u dhaqan dalkeeda markii ay ka yaaceen dagaaladii somaliya hala keeyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu Kicitimay Gobolka Togdh... Gudoomiyihii Xisbiga Kulmiye Ee Degmada Arabsiyo Cali Yoonis Habane Oo Iscasilay Iyo Sobobta keena... Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Golaha Wakiilada Oo Ciro Ku Edeeyey Inuu Golahii Si Dad-ban U Af Duub... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|