DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Ka Hadlay Safarka Madaxwaynaha Jsl Ku Tagay Dalka Jabuuti Iyo Qaabkii Loo Qaabiley! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Ka Hadlay Safarka Madaxwaynaha Jsl Ku Tagay Dalka Jabuuti Iyo Qaabkii Loo Qaabiley!
December 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari (sheekhul Axmarka) oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay safarka madaxwaynaha somaliland ee dalka jabuuti iyo qaabka loosoo dhaweeyay

Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa bogaadiyay safarka madaxwaynaha iyo xidhiidhka Somaliland iyo jabuuti oo uu sheegay in ay labadal yihiin laba dal oo walaalo ah ,

Dhanka kale siyaasi cabdirashiid ayaa soo bandhigay wadamo uu madaxwaynaha Somaliland usoo jeediyay in uu tago oo uu xidhiidh la sameeyo kuwaasi oo madaxwaynuhu talooyinkiisii qaatay tagayna sida Kenya iyo Tiawan oo uu siyaasi rashiid hore ugu booriyay xukuumada Somaliland in ay xidhiidh la samayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN’;

COMMENTS
LINKS