DAAWO;-Qaabkii Ay Golaha Wakiilada U Ansixiyeen Miisaaniyada 2021. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaabkii Ay Golaha Wakiilada U Ansixiyeen Miisaaniyada 2021.
December 26, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo maalmihii udanbeeyay dood adag ka yeelanayay odoroska miisaaniyada 2021 ayaa manta ansixiyay iyagoo soo jeediyay haayado iyo komishanada ay waxka badal iyo waafajin ku samaynayso wasaarada maaliyadu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS