|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Prof Ibrahim Meecaad Oo Ka Digay Shirqoolo Ka Dhan Ah Madax-banaanida Somaliland Iyo Damaca Marinka Bada Cas!
December 4, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Prof Ibraahin Maxamed Meecaad Oo Kamid Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Degan Dalka Canada,Kana Mid ahaa Saraakiisii Hormuud ka ahaa Halgankii Dib Uxoraynta Jamhuuriyada Somaliland ayaa si adag uga Hadlay Ergayga Madaxwaynaha Somaliya Umagacaabay Arimaha Bada Cas iyo Gacanka Cadmeed Oo Aanay somaliya gabi ahaanba maamulkeeda Gacanta ku hayn, kana mid ah dhulka Jamhuuriyada Somaliland. Sidoo kale Prof Ibraahim Meecaad Ayaa ka digay Shirqoolada ay Somaliland usoo maleegayaan Raysal-wasaaraha Itoobiya abiy Axmed ,Madaxwayne Geelaha Jabuuti iyo madaxwaynaha somaliya maxamed cabdilaahi farmaajo oo isagu Aan maamulka Amaanka magaalada muqdisho. Dhanka Kale Prof Meecaad ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu shacabka la hadlo kuna dhawaaqo in La galay Marxalad Dagaal lagu soo qaaday Madaxbanaanida dhuleed ee Jamhuuriyada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland Oo Soo Bandhigtay Qorshaha 3sano Ee Ay Ku Sha... DAAWO; Gabadh Reer Somaliland Oo Loo Caleemo Saarey Mayar kuxigeenka Degmada ISLINGTOWN Ee Dalka UK. Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Gaadhay Gabiley Iyo Ujeedada Kulan Uu La yeeshay Maamulka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|