|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharrax Subeer Cabdiraxmaan Oo Bulshada Ku Dhaqan Caasimada Hargaysa Ugu Baaqay In Ay Isdiwaan Galiyaan.
December 9, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Murashax Subeer Cabdiraxmaan Cumar Oo kamid ah Murashixiinta Utartamaya Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa Islamarkaana ah Dhalinyarada Aqoonyahanka ah Reer Somaliland ayaa shacabka ku dhaqan guud ahaan caasimada hargaysa ugu baaqay in ay Isdiwaan Galiyaan qataana kaadhka codbixinta oo umihiim u ah inay Wax doortaan soona xushaan cidii hagi lahayd masiirkooda Hogaamintooda Sidoo kale Murashax Subeer ayaa sharaxaad dheeraada ka bixiyay siyaasada Iyo waxa ay tahay Iyo sidii ay ugu dhaqmi jireen Islaamku Dhanka kale musharax Subeer Cabdiraxmaan ayaa si qotodheer usharaxay doorashooyinku iyo muhiimada u yihiin bulshada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Maamul Goboleedka Punthland Oo Si Adag Uga Soo Horjeedsatay Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Uga... DAAWO;-Dr Gaboose Oo Si Faah Faahsan Usharaxay Sobobaha Ku Kalifay In Uu Ka Fadhiisto Siyaasada Iyo ... Daawo: Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Dareenkiisa Ka Dib Kalsoonidii Ay Siiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|