|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharax Sheekh Ibraahim Oo Kormeer Abaabul Iyo Wacyi Galin Ah Kusoo Maray Deegaanada Ay Diwaan Galintu Ka Socoto Ee G, Maroodi Jeex.
December 17, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Diinta Iyo awqaafta ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka Ahna musharax utartamaya xildhibaanada golaha wakiilada ee gobolka maroodi jeex Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen ayaa kormeer isugu jira Abaabulka iyo sidii bulshada uqaadan lahayd kaadhka codbixinta iyo xogogaal unoqoshada sida ay diwaan galintu usoco kusoo maray deegaanada wado bariis,wado Makaahiil,Lafta Faro wayne iyo deegaano kale oo katirsan gobolka maroodi jeex.
Sidoo kale dadwaynaha iyo waxgaradka kudhaqan deegaanada uu musharaxu kormeerka kusoo maray Ayaa sidiiran Usoo dhaweeyay sheegayna in ay taageero la barbar taagan yihiin .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/RrRkNjXoHtA Related posts:Daawo: “Golaha Wasiirada Maanta Ayaan U Saxeexay Mushaharkii Ugu Horeeyay Ee Ay Qaataan”..Madaxwayne... Dhambaal Furan Oo Ku Socda Kooxaha Tirada Yar Ee Ka Soo Horjeeda Heshiiska Shirkada DPW Ku Maal... Madaxweynaha Jsl Oo ka Qayb-galay Munaasibad Loogu Fooladaynayo 945 Arday Oo Ka Baxay Jaamacadda Cam... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|