|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibada Shaacinta Musharaxnimada Aadan X. Jaamac Ee Golaha Wakiilada GobolkaTogdheer Oo Lagu Qabtay Magaalada Burco.
December 26, 2020 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Munaasibad si balaadhan loo agaasimay lagu shaacinayay musharaxnimada Aadan Xaaji Jaamac oo utartami doona xildhibaanada golaha wakiilada ee gobolka togdheer ayaa lagu qabtay magaalada burco. Munaasibadan ayaa waxaa kazoo qaygalay gudoomiyaha xisbiga iyo masuuliyiin xisbiga katirsan iyo boqolaal kamid ah haldoorka gobolka togdheer oo siwayn usoo dhaweeyay musharaxnimada Aadan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Madaxdhaqameedka Wiil Dhalinyaro ah Ee Lagu Dilay Magaalada Wajaale Oo Fariin Culus Udiray Xu... Daawo ;Golaha Wakiilada Oo Laalay Lacagihii Lagu Soo Rogay Ganacsatada Gaadiidka Kala Soo Degta Deke... Faysal Cali Waraabe oo sheegay in Wiil Uu Dhalay Oo Ku Biiray Kooxda Daacish Ee Ciraaq iyo Suuriya K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|