|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibada Shaacinta Murashaxa Golaha Wakiilada Ee G, Maroodi Jeex Da,uud Foodcade Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa,
December 3, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay Murashax Daa’uud Xuseen Jaamac (Food-cadde) Oo Usharaxan xildhibaanada golaha wakiilada ee Gobolka maroodi kana mid ah siyaasiyiinta ka Xisbiga Waddani Ee Uu Hada ka sharaxan Yahay taasi oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.
Waxaana munaasibadan lagu shaacinta Daa’uud Food-cadde kasoo qaybgalay hogaanka Xisbiga WADDANI,madaxdhaqameed, aqoonyahan,haween iyo marti sharaf kale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweynaha Jabuuti Oo Siweyn Uga Gaabsadey Tacsidii Marxuum Axmed Xasan Cowke Oo Madaxda Soomaalid... Daawo:Khudbad Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanasa Oo Maanta Madaxwaynaha Cusub Muuse Biixi Ka Jeediyay... Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|