|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibada Shaacinta Murashaxa Golaha Wakiilada Ee G, Maroodi Jeex Da,uud Foodcade Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa,
December 3, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay Murashax Daa’uud Xuseen Jaamac (Food-cadde) Oo Usharaxan xildhibaanada golaha wakiilada ee Gobolka maroodi kana mid ah siyaasiyiinta ka Xisbiga Waddani Ee Uu Hada ka sharaxan Yahay taasi oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.
Waxaana munaasibadan lagu shaacinta Daa’uud Food-cadde kasoo qaybgalay hogaanka Xisbiga WADDANI,madaxdhaqameed, aqoonyahan,haween iyo marti sharaf kale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO: Siyaasiyiinta,Salaadiinta Iyo Wax-garadka Subeer Awal Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Si Deg D... DAAWO: Qeylo Dhaan Kasoo Yeedhay Dadweynaha Ladariska ah Xabaalihii Dacuunka Ee Xaafada Sheedaha oo ... Ciidanka RRU da oo Hawlgal ay Ka Fuliyeen Xaafada 150 ka Ku Soo Qabqabtay Shaqsiyaad Looga Shakisan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|