|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Loogu Ducaynayay Caaqil Axmed Ciise Cawaale Oo Lagu Qabtay Deegaanka Botor Ee Gobolka Gabiley.
December 3, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Munaasibad Balaadhan Oo iskugu jirtay Caleemo Saar iyo ducada Caaqilka Cusub ee beesha Reer Yuusuf Loodoon Reer Dalal Caaqil Axmed Ciise Caawale ayaa lagu qabtay deegaanka botor ee gobolka gabiley,
Munaasibadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay madaxdhaqameed, waxgarad, aqoonyahan xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka gabiley.
Waxgaradkii iyo dhamaan xubnihii ka hadlay madasha ayaa caaqilka cusub soo dhaweeyay iyagoo ilaahay ubaryay in uu ku asturo xilkaa culus ee la saaray.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qayb-Galay Aaska Marxuum Axmed-Yaasiin Xaaji Abu-site Oo lagu Aasay Hargaysa. Hadalo Kasoo Yeedhay Badhasaabka G. Gabilay Mustafe (Shiine) Oo Khilaaf Xoogan Ka Abuurtay Magaal... Qaar Ka Mid ah Indhoolayaasha Hargaysa iyo Boorama oo Xukuumada Ka Codsaday in Loo dhiso goobo Waxba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|