|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Loogu Ducaynayay Caaqil Axmed Ciise Cawaale Oo Lagu Qabtay Deegaanka Botor Ee Gobolka Gabiley.
December 3, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Munaasibad Balaadhan Oo iskugu jirtay Caleemo Saar iyo ducada Caaqilka Cusub ee beesha Reer Yuusuf Loodoon Reer Dalal Caaqil Axmed Ciise Caawale ayaa lagu qabtay deegaanka botor ee gobolka gabiley,
Munaasibadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay madaxdhaqameed, waxgarad, aqoonyahan xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka gabiley.
Waxgaradkii iyo dhamaan xubnihii ka hadlay madasha ayaa caaqilka cusub soo dhaweeyay iyagoo ilaahay ubaryay in uu ku asturo xilkaa culus ee la saaray.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Marwada 1-aad ee Qaranka Somaliland Aamina-Waris oo furtay Kulan-Hawleed ku saabsan Dabargoynta Gudn... Madaxwaynaha Oo Shacabka Jsl Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Suldaan Bare Oo Galabta Ku Geeriyooday M... DAAWO;-Wasiirka Cadaalada JSL Oo Qaabilay Komishanneerka Ciidanka Asluubta Ee DDSI Oo Socdaal Ku Yim... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|