DAAWO;-Munaasibad Lagu Shaacinayay Musharaxa Golaha Wakiilada G. Maroodi Jeex Axmedyasiin Muxumed Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Lagu Shaacinayay Musharaxa Golaha Wakiilada G. Maroodi Jeex Axmedyasiin Muxumed Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.
December 23, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Munaasibada shaacinta musharax golaha wakiilada ee gobolka maroodi jeex  Axmedyasin muxumed Xasan ayaa maanta lagu qabtay magaalada gabiley.

Waxaana munaasibadan kasoo qaybgalay xildhibaano katirsan golaha deeganka gabiley, aqoonyahan, haween iyo qaybaha bulshada ee gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS