DAAWO;-Mashruuc Horumarineed Oo Laga Daahfuray Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Mashruuc Horumarineed Oo Laga Daahfuray Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale
December 14, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ee xuduudka udhaxaysa Somaliland iyo itoobiya ee gobolka gabiley ayaa manta laga daahfuray mashaariic horumarineed oo lagu taageerayo bulshada ku dhaqan magaalada wajaale ee labada dhinac kaasi oo ay maalgalinayaa haayado caalami ah.

Waxaana munaasibada daahfurka mashruucan iyo faa,iidooyinkiisa ka warantay safiirkii hore ee Somaliland marwo ayaan cashuur oo iyadu masuul ka ah haayada fulinaysa mashaariicdan’

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;;

 

 

COMMENTS
LINKS